Dagaal Xoogan Oo Ka Socda Degmada Tayeeglow ee Gobolka Bakool

Read Time:26 Second

Wararka hada naga soo gaaraya Degmada Tayeeglow ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayan in halkaasi uu ka socdo dagaal xoogan.

Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeyaa Ciidanka dowlada Soomaaliya iyo Ururka Al Shabaab waxaan ka dhashay khasaaro xoogan oo soo kala gaaray laba dhinac.

Dagaalka ka socda Degmada Tayeeglow ee Gobolka Bakool ayaa waxaa la isku adeegsanayaa hubka Cul Culus sida ay soo sheegayan dadka Deegaanka.

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa shalay dib ula wareegay Degmada Tayeeglow ee Gobolka Bakool  waxaana halkaasi iskaga baxay dagaalyahanda Ururka Al Shabaab.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %