Dagaal Xoogan Oo Ka Socda Duleedka Magaalada Baledweyne

Read Time:29 Second

Dagaal Culus oo u dhaxeeya Maleeshiyo Beeleed ayaa hada ka socda Duleedka Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Dagaalka ka socda Duleedka Baledweyne ayaa waxaa  la isku adeegsanayaa hubabka noocyadiis kala duwan waxaana ka dhashay Khasaaro xoogan.

Dagaalka xoogiisa ayaa waxa uu ka socdaa Duleedka Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Sidoo kale warar hoos oo aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalka ka socda Duleedka Magaalada Baledweyne ay ku baxeen mas’uuliyiin isugu jira heer gobol iyo heer degmo oo ay wehliyaan saraakiisha ciidamada dowladda iyo AMISOM.

 

La soco wixii ku soo kordha in sha allaah.

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %