Dagaal Xoogan Oo Ka Dhacay Deegaanka Goof-gaduud * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Dagaal Xoogan Oo Ka Dhacay Deegaanka Goof-gaduud

Wararka aan ka heleyno Deegaanka Goof-gaduud ayaa waxa ay ku waramayaan in dagaal xoogan uu ka dhacay halkaasi.

Dagaalka ka dhacay deegaanka Goof-gaduud ee Gobolka Baay ayaa waxa uu u dhaxeeyay Ciidanka dowlada Soomaaliya iyo kuwa Ururka Al Shabaab waxaana ka dhashay khasaaro xoogan oo soo kala gaaray la bada dhinac.

Ciidanka dowlada Soomaaliya ayaa la sheegay in ay weerar ku qaadeen Dagaalyahano ka tirsan Ururk Al Shabaab oo ku sugnaa meel u dhow Deegaanka Goof-gaduud ee Gobolka Baay.

Dagaalka xoogiisa ayaa ka dhacay duleedka Deegaanka Goof-gaduud ee Gobolka Baay.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!