War Deg Deg Ah:-Dagaal Xoogan Oo Hada Ka Socda Degmada Warshiikh Ee Gobolka Sh/Dhexe * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

War Deg Deg Ah:-Dagaal Xoogan Oo Hada Ka Socda Degmada Warshiikh Ee Gobolka Sh/Dhexe

Wararka hada aan ka heleyno Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe aya waxa ay sheegayaan in goordhow halkaasi  uu ka Qarxay dagaal xoogan.

Dagaalka ka socda Warsheekh ayaa waxaa la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiis kala duwan waxaana dagaalka hada uu socdaa muddo Saacad ah.

Ilo wareeydo ku sugan Degmada Warsheekh oo la hadlay Shabakada Mareeg ayaa u sheegay in dagaalka  ka socda Degmada uu u dhaxeeyo Ciidamo kawada tirsan dowlada.

Ilaa iyo hada lama oga Khasaaraha ka dhashay Dagaalkan  hada ka socda Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

 

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!