
Read Time:25 Second
Dagaal in ka badan saddex saacadood qaatay ayaa ka soconaya deegaanka Goofgaduud ee Gobolka Baay, kaas oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda iyo Alshabaab.
Alshabaab ayaa saaka weerar dhowr jiho ah ku soo qaaday fariisin ay ciidamada dowladda ku leeyihiin deegaanka, waxaana xigay dagaal fool ka fool ah, iyadoona la sheegaya in uu khasaaro badan ka dhashay dagaalka oo weli socanaya.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Taliyihii ciidamada iyo koox ilaaladiisa ah geeri iyo nolo lagu la,yahay.
Wararka kusoo kordha kala socda Mareeg.com