
Read Time:32 Second
Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka Cabdi Salaan Xaaji Siidow oo xareerihiisa ay socdaan Saraakiisha Ciidamada degmada ayaa kormeer Amni ku tegay xeryaha Ciidamada militariga iyo Daraawishta Koonfur Galbeed ee degmadaas.
Guddoomiyaha ayaa Ciidamada kula dar daarmey inay sii labo jibaadaan howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab oo ay ka waan tuulooyinka hostage degrade Diinsor ee Gobolka Baay.
Guddomiyaha ayaa Ciidamada iyo saraakiisha ku boggaadiyey sida geesinimada leh oo ay ugu dhiiranayaan habeen iyo maalin nabad geliyada deegaanka.
Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa waxaa ay kamid tahay deegaannada Koonfur Galbeed,waxaana saldhigyada Ciidamada Dowladda iyo kuwaAMISOM karanka qaar weeraro kusoo qaado Xubno ka tirsan Al-Shabaab.



