Dagaal dhex maray Ciidanka Xasilinta iyo kuwa Imaartaka & Xaalada Degmada Hodan Oo Cakiran….
Muqdisho ( mareeg news ) Dagaal fool ka fool ah ayaa goordhow dhaxmaray ciidamada xasilinta iyo kuwa imaaraat-ka dagaalka ayaana ahaa mid hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsaday wuxuuna ka dhacay aagga isbitaalka xoogga
isku dhaca labada dhinac sababaha dhaliyay ayaa warar is qilaafsan ay ka soo baxayaan waxaana jira dhaawac soo gaaray askari ka mid ah kuwa imaaraat-ka
hadda wali xaaladda ma fadhido wali ciidamadii ayaa is horfadhiya wax gaadiid ah oo goobta maraya ma jiraan dadweynihii goobta iyana ka dhawaa waa xayiran yihiin
isku dhaca ciidamada dowladda ayaa dhawanahan soo noq noqday walina ma jiraan xal buuxa oo loo helay.
Comments are closed.