Categories
Af Soomaali

Dagaal Dhex Maray Ciidamada Soomaaliland Iyo Puntland

Wararka ka imaanaya gobaka Sool ayaa sheegaya in dagaal kooban uu deegaanka Tukaraq ku dhex maray ciidamada maaulka Soomaaliland iyo Puntland.

Dagaalka ayaa la soo sheegayaa in uu ka dhacay dusha Buurta Laba Magacley ee deegaanka Tukaraq halkaasi oo ay isaga hor yimaadeen ciidama kakala tirsan labada maamul kuwaa oo howlgalo sameeynayay.

Wararka ayaa intaa ku daraya in dagaalka uu ka dhashay khasaara aan badneen iyadoona uu dhaawacmay hal Askari oo ka tirsan Ciidamada Puntland.

By A warsame

Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com
or Mobile :+447737886245