Dagaal Culus oo ka socda Kismaayo

Read Time:35 Second

Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi uu qarxay Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Maamulka Jubaland iyo Siyaasi Cabdinaasir Seeraar.

Dagaalkan oo weli ka socda Xaafado ka mid ah Magaalada Kismaayo ayaa lagu soo waramayaa in uu sababay khasaaro kala duwan, inkastoo aan weli la cayimin.

Weli lama oga sababta keentay in Dagaal uu ka qarxo Kismaayo.

Maanta oo Arbaco ah ayaa waxaa la filiyay in Magaalada Kismaayo ay soo gaareen Wafdi ballaaran uu hogaaminayo Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya.

Wafdigan ayaa soo kale waxaa qeyb ka h Saraakiil sare oo ka mid ah Howlgalka Mareykanka ee qaarada Afrika (AFRICOM).

Kala soco www.mareeg.com waxii warkan kus oo kordha hadii Alla Idmo.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %