Awdheegle, Mareeg.com: Waxaa markale gobolka Shabeellaha dib uga qarxay dagaal beeleed u dhaxeeya labo beelood, kaasoo horay labo jeer loo qaboojiyey.
Dagaalka oo shalay dib u bilowday ayaa saaka mar kale qaraxay, wuxuuna dagaalku ka dhacay deegaano hoos yimaadda degamada Awdheegle, iyadoo wararku sheegayaaan iney ku dhinteen ilaa 8 ruux.
Dagaalka ayaa waxaa la sheegay iney ku biireen qaar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo la kala saftay labadooda beelood.
Gudodomiyaha degmada Awdheegle, Maxamed Abuukar Aweys ayaa sheegay in dagaalku biliowday shalay, islamarkaan saaka markale xib u qarxay.
“Dagaalku shalay ayuu billowday, markale ayuunsa saaka dib ayuu u qarxay, inta aan og-nahay waxaan dhintay lix qof, tiro kalana way ku dhaawacmeen” ayuu yiri gudodomiyaha degmada Awdheegle, Maxamed Abuukar Aweys.
Dagaalka oo markii hore ka bilwoday tuulo lagu magacaabo Aybuutey ayaa ku fiday tuulooyinka Gumeysi-diid, Jannaale iyo kuwo kale oo dhammaantood ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.
“Dagaalku wuxuu si xooggan uga socdaan tuulooyinka Gumeysi-diid iyo Ibutey oo kawada tirsan degmada Awdheegle, dadkii tuulooyinkaas ku sugnaa way ka carareen,” ayuu sidoo kale yiri Maxamed Abuukar Aweys.
Mas’uuliyiinta maamulka Shabeellaha Hoose ayaa ku kala duwan arrgtida dagaalkan, waxaana midba kan kale ku eedeeyey inuu dagaalka ka dambeeyo.
Mareeg.com
DADKAN DAGAALKA KA WADO SH. HOOSE OO DADKA SHACABKA AH EE
MASAAKIINTAA KULA DAGAALAMAYA MAGACA DAWLADA IYO HUBKII LOOGU TALAGALAY
IN WADANKA LOOGA DIFAACO AL SHABAAB WAA DADKII ILAA 1991 IYO MAANTA 2013 WAX
AY DHACAAN IYO WAX AY KUFSADAAN MA AHEE WAX KALE AAN OGALAYN. MARKA WAA IN DADKA
SHABEELAHA HOOSE DAGAN AY ISKA CELIYAAN SIDA PUNTLANDI ISGA CELISO OO KALE HADII KALE
DHAC IYO BILILIQO IYO GABDHAHA OO AY IDINKA KUFSADAAN WAX KALE KA SUGINA.
The Truth:Dagaalada ka socodo SH. HOOSE
Waxan leenahay isku xishooda, Somaaliyo dhan wa idiin jeeda. Waxaad boob, dhac ..billiqo u geeysateen umado maxaad ka heeysaan. Ti AAKHIRINA wa idiin sugeeysa. Maalin waliba, mar kasta waxa la idiinka cel/celiya wax aadan la heen: xoolo aadan la heen, guri aadan la heen, naago iyo niman aadan la heen, maqaalo aadan la heen, gobal aadan la heen ….hada waxaad keenteen in aad sheegtaan Number aadan laheen… bal Number 50 IYO AWDHEEGLE maxa Cadaado IYO HOBIYO ka galay?????? , darajo aadan la heen …, SHEEKH shan beri ma lugu noqda!! GENARAL ma leeska noqda???? in aad sheegtan qof aan idiinka dhalan tiraahadane “wan nin TOOL ah”. Sheekadi Daahir Aweyes wili wa taagantahay.
Waxa la yiraahda:
” Mukulaal meeshey macaan ku barato eey macluul ogo dhimata”
“Moryaane meeshey moos,cambe iyo babaay ku barato eey macluul ogo dhimata”
GUSHA WAXEY U DAMBEEYSA DADKA GOBOLKA KA DHASHA