Dagaal beeleed dib uga bilaawday magaalada Beledweyne * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Dagaal beeleed dib uga bilaawday magaalada Beledweyne

Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed oo wada daga Gobolka Hiiraan.

Dagaalka ayaa la sheegay in uu salka ku haayo aano qabiil oo mudo soo jiitameysay oo u dhexeysa laba beelood oo walaalo ah.

Wixii ka soo kordha waan idinla socodsiin doonaa insha alaah

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!