Dagaaal Khasaaro sababay oo maleeshiyaad ku dhexmaray Puntland * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Dagaaal Khasaaro sababay oo maleeshiyaad ku dhexmaray Puntland

Waxaa iska hor’imaad khasaaro sababay uu dhexmaray Maleeshiyaad ku wada sugan deegaanno ku yaalla inta u dhexeysa Magaalooyinka Qardho iyo Boosaaso.

Ugu yaraan 3 qof oo 2 ka mid ah ay ahaayeen dhinacyada diriray ayaa ku dhintay dagaalkaas.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland ayaa gaaray meesha wax ka dhaceen oo uu ku jiro Madaxweynaha Puntland.

Dhinacyada diriray ayaa waxaa ka mid ah Maleeshiyaad uu horkacayay mid ka  mid ah Saraakiishii hore ee Maamulka Puntland.

Illaa iyo iminka ma cadda waxa ugu wacan dagaalka ka dhacay Deegaanada Hoostaga maamulka Puntland.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!