Dacwadda Muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo maanta la soo gaba gabeynayo

Read Time:27 Second

Hague ( Mareeg)-Admiraal Faarax Qare oo ka mid ah Khubarada Soomaaliyeed ee Korjoogtda ka ah Dhageysiga Dacwadda Muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya oo ka soconeysa Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ ayaa ku dhawaaqay in Dacwaddu ay mareyso heer gabo gabo ah islamarkaana maanta Kenya Jawaabaheeda Dhageysan doonto Maxkamaddu.

Waxaana Faarax Qare uu sheegay in Badda lagu Muran sanyahay ay leedahay Soomaaliya ayna cadeeyeen Qareenada u doodayay dalka.

Si kastaba maanta ayaa la filayaa in gebi ahaan la soo gaba gabeeyo Dacwaddaasi ku qotonta dhinaca Muranka badda ee u dhexeeya Wadamada Soomaaliya iyo Kenya.

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %