Dacwada Badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo bari ka furmeysa iyo madaxweyne xassan oo sagootiyay
Dacwada badda ee u dhaxeysa dalalka Soomaaliya iyo Kenya balansanyahay in maalinta bari ah ay ka furanto magaalada Hague ee dalkaas Holland.
Kenya waxay iska hormarisay xeer ilaaliyahood si oo qeyb ugaqaato dacwada waxaa kale oo qabsadeen qareeno iyo khabiiro ku xeel dheer badaha kuwaas oo kala ha
Prof PayamAkhavan (American), Professor Vaughan Lowe (British), Prof Alan Boyle (British), Prof Mathias Forteau (French), Karim Khan (British) and Amy Sanders (British) are representing the Republic of Kenya.
Dowlad soomaaliya waxaa matalay Paul Reichler of Foley Hoag LLP, New York and Professor Allain Pellet, a French international lawyer are representing the Federal Republic of Somalia.

Wararka ay laga helaayo Maxkamadda ICJ ayaa sheegaya in dacwado ay furmeyso maalinta Bari ah , waxaana ay socon doontaan dhageysiga muddo ku siman afar maalmood oo si galin galin ah loo dhageysan doono dacwada dalalka Soomaaliya iyo sidoo kale Kenya.
Maxkamadda ICJ ayaa horay u sheegtay in bisha September ee sanadkaan ay bilaabaneyso qaadista dacwadda Soomaaliya ay ka gudbisay Dowladda Kenya oo kusoo xadgudubtay qeyb ka mid ah Badda Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa dooneysa in xaga sharciga ay ku kala baxaan dhigeeda Kenya oo iyana dooneysa in wada xaajood lagu dhameeyo khilaafka dhinaca badda ee ka dhaxeeya labada Dal.

WAA AH MUWAADIN SOOMAALIYEED
WAXAAN LEEYA DHULKA IYO BADDA
SOOMAALIYA MIDNA GOR GORTAN
KA GELI MEYNO.
SHACABKA SOMALIYEDNA CAFIN MAYAN
CID KASTA OO ISKU DAYDA IN EY QAADATO AMA DHIIBTO
DHUL AMA BAD SOOMAALIYEED.