Dab Xoogan Oo Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Gudaha Magaalada Cadaado + Sawirro

Read Time:35 Second

Waxaa Duhurnimadii maanta Suuq ku yaalla gudaha Magaalada Cadaado oo Xarun KMG u ah maamulka Galmudug  ka kacay Dab xoogan oo geystay Khasaaro Hantiyadeed.

Sida aan wararaka ku heleyno ayaa waxa ay sheegayan in Dabka markii hore uu ka bilaawday goob maqaaxi ah oo Shaah lagu iibiyo iyadoo intaasi ka dib dabka uu ku sii faafay Goob Shidalka lagu iibiyo oo goobta ka Agdhaweyd .

Dadka deegaanka Magaalada Cadaado ayaa soo sheegaya in haatan ay Gubanayaan Bakhaaro ku yaalla Suuqa Bartmaha Cadaado isla markaana dabka xoogiisa uu geystay Khasaaro badan oo Hantiyadeed.

Dadweynaha ku nool Magaalada Cadaado ayaa waxa ay sameynayaan gurmadyo kala duwan oo ay ku doonayan inay ku damiyaan dabkaasi ka socda Suuq ku yaalla Cadaado .

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.