DAAWO:-Xildhibaano ku baaqday in uu is casilo madaxweynaha dowlad goboleedka
Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle oo kulan ku yeeshay Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulkaasi ayaa Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ugu baaqay in uu xilka iska Casilo.
Halkaan ka daawo muuqaalka
Xildhibaanada ayaa sheegay in Madaxweynaha uu dhibaato ka dhex wado beelaha walaalaha ah ee dega deegaanada Hirshabeelle,isla markaana ku eedeeyay in uu dhib u dhac ku wado dowlad goboleedka Hirshabeelle ,isla markaan sheegay hadii uu xilka is casili waayo ay xilka ka qaadi doonaan maal maha soo soco.
Comments are closed.