DAAWO: Xildhibaan Jeesoow “Aduunyada waxaa Ugu doqonsan Dalkisoo La dhacaayo Ninkii u kaalmeeya”

Read Time:17 Second

muqdisho ( Mareeg News ) Iyadoo xalada siyaasada dalka ay aad u cakirantahay ayaa waxaa warbaahinta aad ay  iskugu dhaafsanayaan hadalo kulul Xildhibaanada Lakala saftay Gud jaawiri iyo Xukuumada ayaa xaladoodu waxeey mareysaa meeshii ugu Sareeysay.

Xildhibaan Jeesoow oo la hadaly warbaahinta ayaa yiri Dadka waxaa ugu doqonsan Ninkii kaalmeeyda dalkiisa kuwa dhacaayo.

Halkaan Hoose Ka Daawo

https://youtu.be/W0mROrv3G0c

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %