Categories
Af Soomaali Africa Somalia

Daawo:- Xaaladda Roobow oo laga deyriyey & xildhibaano ka shiraya

Waxaa laga deyrinayaa xaalada Wadaadka Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo weli u xiran dowladda Federaalka Soomalaiya,kaas oo la sheegay in uu cuntadii ka soomey,isla markaana muddo saddex Cisho ah cunin wax raashin ah.

Xildhibanao ka tirsan Golaha Shacabka ayaa walaac waxaa ay ka muujiyeen xaalada Muqtaar Roobow,iyaga oo sheegay inay kulan deg deg ah ka yeelan donaan.

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa sheegay in hadii 24 saac gudahood la siideyn waayo Muqtaar roobow ay kalsoonida kala laaban doonaan Dowladda Soomaaliya.

By Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga