DAAWO:-Wariye Shaashaa”Hirshabeelle waxay isku dayeen inay ii dilaan sidii Jamaal Kashogji”
Wariye C/shakuur Shaashaa oo ka mid ah wariyeyaasha ka howlgala magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa sheegay in
Madaxda Maamulka Hirshabeelle ay isku dayeen inay iu dilaan sidii Jamaal Kashogji loo dilay oo kale, balse uu Alle ka badbaadiyay,
Waxaa uu sheegay in 11-kii Bishaa ay ka qaateen qalabkii uu ku howlgalayay sida Camerada iyo qalabkii kale,waxaana uu yahay Agaasimaha Radio Asal oo ku taalla Magaalada Jowhar.
Comments are closed.