DAAWO: Waasidee Xaalada kataagan Jidka Wadnaha Wadada kaliya Ee shacabka Isticmalaan
Muqdisho ( Mareeg News ) wadada wadna ee magaalada muqdisho oo Ah wada ugu muhiimsan magaalada muqdisho marka laga soo tago wadada ay madaxdu isticmaalaan ee maka almukarama Jidka wadnaha Waxuu ku suganyahay xaalad aad u cakiran Caariiri badan ayeena ku qabaan dadka isticmaala .
waxaa mararka qaar dhacda in ku dhawaad Hal-saac ay wadadu xernaato Taasoo sababteedu tahay gawaarida oo ku badan wadada iyo taraafikh La’aan ka jirta.
ciidanka ilaalada wadooyinka Ee taraafiko Kama howlgalaano wadadan sidoo kale wadadan waa wada kala qeybisa koonfurta magaalada iyo waqooyiga magaalada.
imaanshaha dowladada farmaajo kadib ayaa wadadan laga dhigay dhagaxyo dhica konfureed ee dadku reer muqdisho u bixiyeen Xaafadaha la ilaaliyo .
Comments are closed.