Daawo: Madaxweyne Xasan iyo xaaskiisa oo lagu soo dhaweynayo Aqalka cad ee Mareykanka
Mareeg.com: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa xalay ka isaga iyo madaxweyneyaasha Afrika casho loogu sameeyey Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalkaas.
Haddaba halkaan daawo Video muujinaya madaxweyne Xasan iyo xaaskiisa oo lagu soo dhweynayo Aqalka Cad ee Mareykanka.
Comments are closed.