DAAWO:- Sidee buu u dhacay weerarkii lagu qaaday ciidanka Talayaniga

Read Time:33 Second

Muqdisho ( mareeg news ) kolonyo ka tirsan howlgalka cidamada midowga yurub ee tababara ciidanka xooga dalka soomaaliya ayaa shalay lagu weeraray magaalada muqdisho , qarax lala eegtay ciidamadaas waxuu dhaliyay qasaaro , weerarka waxaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay wax yaabaha qarxa , midiwga yurub qeebteeda taagerta ciidanka somaliaya ayaa bogooda tiwiterka ku qortay in wax yeelo xoogan ayna gaarin ciidamadooda.

 

wasaarada difaaca somalia oo ka hadashay arintan ayaa ku tilmaamtay in argagixisadu ayna raali ka aheeyn horumarka dalka iyo kabashada xooga dalka , falkaana uu waxba u dhimi doonin kaalmada laga helo midoowga yurub sidoo kalana uu cabsi ku naqan doonin tababrayaasha shasheeye ee soomaiya ka caawiya arimaha ciidanka. ,

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %