Sawirro: Weerarkii wasaaradda Tacliinta sare Somalia

Mareeg.com: Maanta Alshabaab ayaa weerar ku qaaday Xarrunta Wasaaradda Hiuddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya. Halkaas waxaa ku dhintay ilaa 15 ruux, in ka badanna wey ku dhaawacmanee.

Halkaan ka daawo sida xaalku noqday markii weerarku dhacay.













About A warsame 9751 Articles
Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com or Mobile :+447737886245