DAAWO:-Sheekh Shariif oo ka hadlay dhacdo Naxdin leh oo ka dhacday Muqdisho * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DAAWO:-Sheekh Shariif oo ka hadlay dhacdo Naxdin leh oo ka dhacday Muqdisho

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa hadlay dilalkii ugu dambeeyey ee ka dhacay muqdisho,isaga oon ku sugan Magalada Nairobi ee Caasimadda dalka.

Waxa uu sheegay in dilalkii ugu dambeeyey ee ka dhacay Magalada Muqdisho gaar ahaan dilkii Axmed dowlo oo la dilay kadibna la gubay inuu ahaa mid aad u naxdin leh,isla markaana sheegay in xilligaan ay tahay wax aan la aqbali karin in arrimo heybsooc dadka Soomaaliyeed isku-dilaan.

Hoos ka Daawo muuqaalka.

https://www.facebook.com/RealShariif/videos/546399785806902/

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!