Daawo sawirro dhawaan laga soo qaaday degmada Baardheere * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Daawo sawirro dhawaan laga soo qaaday degmada Baardheere

Mareeg.com: Degmada Baardheere waxey ka tirsantahay gobolka Gedo, waxaa maamulka Alshabaab, waana degmada ugu muhiimisan ee Alshabaab ka maamulaan Gedo.

Degmadan waxaa mara wabiga Juba, waana magaalo ay mar kasta ku celceliso dowladda Soomaaliya iney kala wareegi doonto Alshabaab.

Hadaba daawo sawirro dhawaan laga soo qaaday Baardheere oo lagu baahiyey baraha warar ee Alshabaab.

Mareeg Media

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!