Daawo Sawirrada Xerada Jaziira & Tababarka Lagu Siiyo Milateriga Soomaaliya * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Daawo Sawirrada Xerada Jaziira & Tababarka Lagu Siiyo Milateriga Soomaaliya

Muqdisho – Mareeg.com: Xerada Jazeera oo ku taalla wadada dhanka Koonfur galbeed uga baxda Muqdisho waxaa lagu tababaraa ciidamada Milateriga Soomaaliya.

Xeradan waxaa tababarka ka bixiya macallimiin ciidan oo Soomaali ah iyo kuwa ka socda wadamadaq Midowga Yurub iyo AMISOM.

Haddaba warbaaahinta ayaa heshay sawirro kooban oo muujinaya sida tababarka loo siiyo ciidamada Soomaaliya ee halkaas lagu carbiyo.

Mareeg.com

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.