Daawo qaxootiga Kurdiyiin ah oo ka caraya Daacish

Mareeg.com: Todobaadyadii lasoo dhaafay waxaa dalka Suuriya ka cararayey kumanaa qaxooti ah, kuwaasoo naftooda kala baqay dagaalyahanada dowladda Islaamiga ah ee IS.

Qaxootigaan ayaa u caraya dalka deriska la ah Suuriya ee Turkiga. Haddaba halkaan ka daawo sawirada qaxotigaas.

Mareeg Media

 

 

 

 

 

 

About A warsame 9751 Articles
Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com or Mobile :+447737886245