Daawo sawirrada masjidka Isbaheysiga Islaamka oo si weyn loo qurxiyey

Read Time:14 Second

Mareeg.com: Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho waxaa lagu sameeyey dayactir iyo dib u dhis ballaaran lagu sameeyey.

Haddaba daawo sawirrada sida uu noqday. Sawirrada waxaa qaaday RM.

Masjidkaan ayaa ah mid aad ugu dhow madaxtooyada Soomaaliya, waxaana xilliyada ciidaha salaadda ku tukada madaxda dowladda.

Mareeg Media

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %