Daawo sawirrada: Jaziirad bisaduhu ka badan yihiin dadka!

Mareeg.com: Jeysha ama ciidan bisado ah ayaa xukuma Jazeeradda Oshima ee koonfurta fog ee dalka Japan, sidaas waxaa qoray bogga Aljazeera.net.

Bisadaha ama mukulaalaha ku nool Jazeeradaas ayaa dadka deegaanka ka badan 1-6 boqolkiiba.

Fara-badniada bisadaha ayaa sababtay iney meel kasta si xorriyad ah u mushaaxaan, sidoo kalana deegaan ka dhigtaan guryaha dadka ka guuraan.

Mareeg Media

About A warsame 9751 Articles
Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com or Mobile :+447737886245