Daawo  sawirrada dhismaha waddada Dan-wadaagta Post * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Daawo  sawirrada dhismaha waddada Dan-wadaagta Post

Waddada isku xirta isgoysyada Zoobe iyo Dan-wadaagta ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir oo dhowaan maamulka gobolka uu ku bilaabay dib u dhis ayaa howshaasi waxaa ay maraysaa meel wanaagsan.

 

Dhismaha waddadan oo kal hore bilowday ayaa waxa hadda lagu bilaabay in la saaro laamigii rasmiga ahaa oo loogu talagalay.

 

Waddadan oo ah mid muhiim u ah isu socodka dadweynaha magaalada Muqdisho ayaa dhismaheeda waxaa si weyn u soo dhaweeyay dadweynaha Soomaaliyeed gaar ahaan kuwo ku dhaqan degmada Wadajir.

Sawiradan waxaa ka soo qaatay page-ka uu Facebook-ga uu ku leeyahay gudoomiyaha degmada Wadajir, Axmed Cabdulle Afrax2-65-7-620x264

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!