Daawo sawirrada degmada Baraawe ee loo bir tumanayo * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Daawo sawirrada degmada Baraawe ee loo bir tumanayo

Mareeg.com: Degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa maamula Alshabaab, waxaana u bir tumanaya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan degmada Kurtuwaarrey iyo deegaanka Buulo Mareer.

Degmadaan oo aan inta badan laga heli jirin wax muuqaalo ah ayaa ah degamada ugu weyn ee Alshabaab ka maamulaan Shabaallaha Hoose, waxaana ku yaalla deked macmal ah oo laga dhoofiyo dhuxusha.

Degmadan qadiimiga ah oo ay deganaayeen madax badan oo ka tirsan Alshabaab, qaar kalana lagu dilay ayaa waxaa sawirada kazoo qaaday Radio Al-fruqaan oo ah Radio taageera Alshabaab, horayna uga guuray Muqdisho kadib markii Alshabaab magaalada laga saaray sanadkii 2011.

Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More