Mareeg.com: Meydadka 36 ruux oo xalay Alshabaab ku dileen goob kaawada laga qoro ayaa maanta la geeyey magaalada Mandheera.
Dadkaan, ayaa waxay dhegxaanta ka qodi jirayn deegaanka Koromey oo 15km u jirta magaalada Mandheera.
Meydadka dadkaan, ayaa waxaa ku jira afar qof oo qoorta laga gooyay oo aan wax rasaas ah loo adeegsan, marka laga reebo in rasaas madaxa looga toogtay 32 ka mid ah.
Dhamaan dadka la laayey ayaa la sheegay iney ahaayeen Kiristan, waxaana falkaas sheegtay Alshabaab.
Habadaba kor daawo sawirada dadkii lagu laayey kaawada.
This site uses functional cookies and external scripts to improve your experience. Which cookies and scripts are used and how they impact your visit is specified on the left. You may change your settings at any time. Your choices will not impact your visit.
NOTE: These settings will only apply to the browser and device you are currently using.
Comments are closed.