Daawo Sawirada” Maamulka iyo Saraakiisha Gobolka Banaadir oo jaray Maandooriye lagu dhex beeray.

Read Time:24 Second

Maamulka iyo Saraakiisha Gobolka Banaadir ayaa jaray maandooriye lagu beeray kaam ku dhex yaala Degmada Hodan ee Gobolkaasi Banaadir.

Maandooriyahaani ayaa waxaa meesha ku ilaashanaayay Xubno ka ganacsada Maandooriyaha oo ku dhex nool Kaamka.

Maandooriyaha oo xashiish ah, ayaa ujeedka ahaa in lagu xanaaneysto Xerada si markii uu koro ay xubnahaasi ugu anfacaan.

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir General Cali Xersi Barre ‘Cali Gaab’, ayaa sheegay in maamulka iyo Saraakiisha ay u gaarsanayaan meman7man5el waliba oo lagu beero maandooriyaha.man3man8

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.