Daawo Sawirada'' Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta Bur buriyay Dhismaha Baar ku yaalay Isgooska KM-4 * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Daawo Sawirada” Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta Bur buriyay Dhismaha Baar ku yaalay Isgooska KM-4

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta bur buriyay dhismo sharci ah oo ku yaalay agagaarka Isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho, waxaana dhismahan la bur buriyay lahaa nin ganacsade ah oo halkaasi ka dhistay Baar

Afhayeenka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale uu bixiyay amarka la bur buriyay dhismahan sharci darrada, waxa uuna tilmaamay in ay dhamaatay waqtigii loo qabtay dhismahaasi in goobta laga bur buriyo.

Milkiilaha Dhismahan maanta la bur buriyay ayaa ku doodaya in dhismihiisu uu ahaa sharci uuna ogolaansho ka heestay Maamulkii hore ee gobolka Banaadir, waxa uuna ku tilmaamay bur burka maanta loo geestay dhismihiisa mid sharci daro ah.

Maqaayadan maanta la bur buriyay ayaa dhinaca ku heesay aargada No-4, waxaana inta badan goobtaasi ka cunteen jiray ardayda iyo dadka kale ee halkasai ka ag dhaw, waxaana muuqaalka maaqayadaasi uu hada noqday mid is badalay maadama inta badan la bur buriyay.♠
yad_2yad_3

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!