Daawo sawir gacmeed qosol badan oo laga sameeyey wasiir Faarax Cabdulqaadir

Waa sawir gacmeed yaab leh oo laga sameeyey wasiirkii hore ee Cadaalada iyo arrimaha Federaalka Faarax C/qaadir oo isku shaandheyn maanta lagu sameeyey golaha wasiirada loogu magacaabay wasiirka xanaada Xoolaha. Xuquuqda sawirkaan waxaa iska leh Amiin Caamir

About A warsame 9751 Articles
Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com or Mobile :+447737886245