Daawo Muuqaal :Sheekh Hargeysa caan ka ah oo sheegay in Itoobiyaanka ay la wareegi rabaan Somaliland oo dhan
Mid ka mid ah culumada ugu caansan deegaanada Somaliland ayaa carabka ku dhuftay in Itoobiyaanka ay la wareegi rabaan deegaanada uu ka arimiyo maamulka Somaliland wuxuuna sheekhaan soo diray digniin iyo talo xili uu muxaadaro jeedinayay .
Sheekh Aadan Siiro oo aad looga jecel yahay magaalada Hargeysa iyo guud ahaan deegaanada maamulka Somaliland ayaa waxa uu shaki balaaran ku beeray shacabka magaalada Hargeysa kaas oo cadeeymo badan soo bandhigay waliba si cad u sheegay in Itoobiyaanku ay la wareegi rabaan guud ahaan dhulka Somaliland ka taliso .<iframe width=”640″ height=”360″ src=”https://www.youtube.com/embed/7cvP6tVzBeU” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>
Comments are closed.