Daawo Muuqaal : Itoobiyaan laga shakiyay oo ku soo qul qulaya Xeebta magaalada Berbera & Wareeysi laga qaaday .

Read Time:24 Second

Magaalo xeebeedka magaalada Berbera ee deegaanada Somaliland ayaa waxaa aad ugu soo batay Dad Itoobiyaan ah oo deegaankaas si sharci daro ah ku joog,a waxeeyna Xeebta magaalada Berbera ku qabsadaan maalin kasta oo Jimce ah Shirar qarsoodi ah .

Dadkaan Itoobiyaanka ah oo badankood ka soo jeeda Qowmiyada Oromada ayaa waxaa laga muujiyay shaki balaaran maadaama Dowlada Itoobiya lagu eedeeyay inay Oromo fara badan ku soo daabuleeyso gudaha dalka Somalia si ay ugu dambeeynta ugu qabsato xeebaha Soomaaliyeed .hacay.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.