
Read Time:17 Second
Mareeg.com: Iyadoo madaxda dowladda Soomaaliya ku sugayaan garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho wafdiga madaxweynaha dalka Turkiga ayaa saaka oo ah 25-ka Janaayo 2015 waxaa muuqaalka garoonka Muqdisho yahay sidan ka muuqata sawirrada.
Kor ka daawo sawirrada garoonka oo lagu hardhay calamada iyo sawirrada madaxweynayaasha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Turkiga Reccep Tayyip Erdogan.
Mareeg Media

About Post Author
A warsame
Published by senior editor and managing Director of Mareeg Media Mr A Warsame
Whatup :+447737886245