DAAWO:- Haweeneey Ilamaha Oo Kasoo Jeeda loo diiday In La Umuliyo & ( Eng yariisow Oo Si Kulul Uga Hadlay ! )

Read Time:32 Second

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng Yariisow ayaa waxaa uu ka hadlay dhacdo aad u xanuun badan oo ka dhacay Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.

ABDIRAHMAN OMAR OSMAN GUDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR 

https://www.facebook.com/MinisterYarisow/videos/710372882727046/

Guddoomiye yariisow ayaa waxaa uu sheegay in Maanta Isbitaalka Wardi Community Hospital ee ku yaalla Xamar Jajab loo diiday inay ku dhasho Haweeney Xaamilo aheyd,isla markaana ay ku umushay isbitaalka hortiisa.

Sidoo kale waxa uu sheegay in dhacdadaas ay tahay mid aad looga xumaado,waxaana Hooyadaas magaceeda uu ku sheegay Khadra Maxamud.

HALKAAN KA DAAWO 

https://www.facebook.com/141754373155250/posts/321377008526318/

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.