Daawo:- Gudoomiyihii Xilka Laga qaaday Oo Si Adag uga hor yimid xil ka qaadistiisa.

Read Time:27 Second

Muqdisho (Mareeg News ) Guddoomiyihii Maxkamadda sare Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa ka soo horjeestay xil ka qaadistii lagu sameeyay, isagoo ku tilmaamay in aanay waafaqsaneyn sharciga, waxaa uu sheegay inuu sii wadanayo howlihiisa iyo waajibaadka saaran.

HALKAAN KA DAAWO

Hadalka gudoomiyaha ayaa imaanaya kadib markii bayaan kasoo baxay Madaxweyne farmaajo lagu sheegay in xilkii gudoomiyenimo laga qaaday Ibraahim iidle suleymaan.

falcelintan diidmada ah ayaa keeneeysa iska hor imaad hor leh oo dhex mara laanta Fulinta iyo laanta garsoorka oo ah laba hey’adood oo uu dastuurka kala mad

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.