DAAWO:-Gaadiid Lagala Soo Carayay Jigjiga Oo Lagu Qabtay ….. * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DAAWO:-Gaadiid Lagala Soo Carayay Jigjiga Oo Lagu Qabtay …..

Maamulka Soomaaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku hayaan gawaari ka timid dhinaca dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo dadkii la socday halkaas oo saacadihii la soo dhaafay ay rabshado ka jireyn.

Riix Halkaan si Aad u Daawato Muuqaalka

Wasiir kuxigeenka Amniga ee Soomaaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa sheegay in deegaanada xaduudka ah ee Togwajaale ay ku qabteen gawaari gaaraya Afar oo lagala soo baxsaday dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ay weli rabshado ka jiraan.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!