Daawo duqeyn diyaaradeed oo shalay ka dhacday degmada Jilib

Mareeg.com: Shalay waxaa labo diyaaradood oo aan la garan labo hentaal ku tuureen meel ku dhow degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe.

Alshabaab oo maamulka gobolkaas ayaa sheegay inaan wax khasaare ah ka dhalan weerarakaas, waxaana goobta gentaalahaas ku dhaceen oo godad weyn ka qodmeen tegay qaar ka mid ah dadweynaha deegaanka iyo ciidamada Alshabaab.

Waxey sheegeen Alshabaab in labada diyaaradood ka yimaadeen dhanka degmada Afmadow, waxeysa shaki geliyeen in diyaaradahaas ay leedahay Kenya, iyagoo xusay godadka ay qodeen gentaalaha diyaardahaas ay ka waaweynyihiin kuwsii ay sameynn jireen diyaardaha dagaalka Kenya oo dhowr jeer oo hore duqeyn u geystay Jilib.

Hadaba halkaan ka daawo sawirrada godadha waaweyn ee qodeen gentaalahga diyaaradahaas shalay ku garaaceen meel ka mid ah daafaha degmada Jilib.

Mareeg Media

 

About A warsame 9751 Articles
Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com or Mobile :+447737886245