DAAWO:-Dowlada Jabuuti Oo Si Aan Caadi Aheyn Uga Hadashay Dad * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DAAWO:-Dowlada Jabuuti Oo Si Aan Caadi Aheyn Uga Hadashay Dad

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra”iisul Wasaaraha Dalka Jabuuti,ayaa lagu sheegay in aad uga Xun yihiin Muwaadiniinta looga dilay Rabshadaha ka socda Magaalada Diridhaba ee Dowlad Degaanka Soomaalilada Itoobiya.

Riix Halkaan si aad u Daawato Muuqaalka

War-Saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu Xusay in Dowladda Jabuuti,ay aad uga xun tahay Dhibaatada Muawaadiniinta u dhashay Dalka Jabuuti loogu geystay Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ee Maal mahan ay Rabshadaha ka socdaan.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!