DAAWO: Diyaarado dagaal oo aan heybtooda lagaraneey oo dul mara magaalada Seylac & madaafiic la maqlo marka ay ....... * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

DAAWO: Diyaarado dagaal oo aan heybtooda lagaraneey oo dul mara magaalada Seylac & madaafiic la maqlo marka ay …….

Seylac (mareeg news ) Diyaaradaha dagaalka nuuca Dheereeyay ayaa waxa lagu arkaayaa waayadan dambe magaalada seeylac.

dadka degaanka oo cabsi kamiijiyay ayaa sheegay diyaaradaha ineey ku socdaan joog hoose muda kadibna la maqlo madaafiic.

waxeey kaloo dadka deegaanka hadalkooda raaciyeen i  diyaarada isla goobtaas kusoo laabtaan Cabsi badan ayaa ka jirta deegaanka Seylac gaar ahaan dhulka xeeybta u dhaw.

maamulka somaaliland weli kama hadlin xalaadan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More