Daawo: Diyaaradda ugu cajiibsan dunida

Mareeg.com: Diyaaradda ugu cajiibsan dunida ayaa noqotay diyaaradda Beluga ama Kaluunka Cad ee laga soo saaro dalka Faransiiska.

 

Diyaaraddan ayaa loogu magac daray “Kalluunka Cad”, iyadoo aad ugu eg malaaygaas, waxaana soo saaritaakeeda la bilaabay sanadkii 1994-ki.

 

Diyaaradan oo ah Airbus Nuuca A300-600ST ayaa ka loo arkaa mid kaalin weyn kaga jirta duulimaadyada Yurub, waxeyna qaadi kartaa miisaan dhan 47 metric (tan) tons.

 

Mareeg Media

About A warsame 9751 Articles
Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com or Mobile :+447737886245