Sawirro: Dhaawacyada shacabka ka gaaray dagaalkii saaka ka dhacay Madiina * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Sawirro: Dhaawacyada shacabka ka gaaray dagaalkii saaka ka dhacay Madiina

Mareeg.com: Dagaalkii saaka ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ku qaadeen guryaha Axmed Daaci iyo C/llaahi Sheekh Xasan ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawacyo soo gaaray dadka shacabka ah.

In kabadan 10 qof oo shacb ah ayaa ku dhaawacmay dagaalkii saaka, waxaana la geeyey Isbitaalk Madiina. haddaba halkaan ka daawo sairada dadka dhaawaca ah.

Mareeg Media

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!