Daawo: Danjire Caalim oo baaq u diray dowladda Federalka, kana hadlay muhiimadda Beesha Caalamka leedahay

Read Time:30 Second

Danjiro Maxamed Nuur Caalim oo kamid ah siyaasyiinta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya isago oo qodob qodob u dul istaagay xalka caqabadaha jira.

Waxa uu Danjire Caalim ka hadlay ismarin waaga madaxda Soomaaliyeed gaar ahaan dowlad goboleedyada iyo dowladda Federalka kuwaa oo ku guul dareestay iney heshiiyaan.

Waxa  uu caalim amaanay doorka Beesha Caalamka ee Soomaaliya waxaana dowladda uu uga digay iney iska hor keynto dunida oo hadda taageereysa islamarkana bixisa mushaarka.

Hoos ka daawo muuqaalka Caalim.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10225168191300959&id=1505403903

https://www.facebook.com/1505403903/videos/10225168142699744/

 

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.