Mareeg Media
Somalia

DAAWO:- Booliska Oo Digniino soo saaray iyo Cabsi kajirta Muqdisho

83

Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Gen Zakia ayaa sheegtay in Magaalada Muqisho uu ku jiro gaari nuuciisu yahay Barado , laguna soo raray waxyaabaha qarxa sidaas darteed shacabka looga baahanyahay in ay feel jignaadaan.

Waxeey Taliyaha Fartay in la yareeyo Scodka Dadkana ay meelaha Leeyskugu tago Buuxiyaan.

Cabsi iyo khataro amni oo baaxad leh ayaa ka jirta Caasimada Ciidamadana waxeey wadaan Howlgalo lagu xaqiijinayo.

Wasaarada amniga gudaha Somalia ayaa soo saartay Digniinaha Waxeeynta Ciidanka booliska Gilisay heegan .

Qoraalkasoo baxay Taliska Booliska Federralka ayaa lagu sheegay In amniga Yahay Baahi Bulshada dhan ay qabto loona baahan yahay in laga wada shaqeeyo.

HALKAAN DAAWO

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa ka Digay Qatarta Gaari Wal xaha Qarxa ay ka buuxaan oo ku Jira Muqdisho.Zakariye Mahamud Timacade Aya warkan inoo haya.

Posted by Universal Somali TV on Wednesday, April 3, 2019

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!