Daawo Alshabaab oo xoog-tusad cusub soo bandgigay
Mareeg.com: Alshabaab ayaa dhoolatus milateri kusoo bandhigay degmada Buulo Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Boqolaal ka tirsan dagaalyahanada Alshabaab ayaa ka qeybgalay dhoolatuska, waxeyna socod ku mareen gudaha iyo hareeraha degmada Buulo Mareer.
Alshabaab ayaa inta badan soo bandhiga awoodooda milteri. Haddaba halkaan ka daawo sawirrada xoog-tusdaka Alshabaab.
Mareeg Media
Comments are closed.