DAAWO:-Alshabaab oo Hadal lama filaan ah kasoo saaray Musharaxnimada Abuu Mansuur Ee Maamulka KG

Read Time:45 Second

muqdisho ( mareeg news ) dhaq dhaqaaqa alshaab oo uu horay uga tirsanaa shiiq mukhtaar roobow abuu mansuur ayaa war ay xalay saq barkii ku daabaceen barahooda war faafinta ku sheegay in abuu mansuur weligiisba ahaa cabiid u shaqeeya reer galbeedka , sirta islaamkana ugudbin jiray , xarakada oo aad ugu dheeraatay ka hadlida shaqsiyada rooboow iyo tariikhdiisa alshabaa ayaa waxeey cadeeyeen sababaha ay hoggaanka xarakada isku khilaafeen roboow ineey qeeb ka aheey mowqifkiisa oo aan cadey, markasta ,

 

al shabaab ayaa sidoo kale sheegtay in rooboow uu lamid yahay kana daran yahay agtooda waxa ay ku tilmaameen cadawga dalka dadka iyo iyo diinta , arinta xiisaha leh ayaa aheeyd in alshabaab ay sheegeen wayadii adkaa iyo meelaha uu roboow wax ka raadin jiray warbixin muqaal ah oo 30 daqiiqa gareysa ay soo saareen dhaq dhaqaaqa al shabaab halka hoose ka Daawo.

 

HALKA HOOSE KA DAAWO




About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %